Norsk oversettelse finner nederst i teksten .

Norsk oversettelse finner nederst i teksten .

Norsk oversettelse finner nederst i teksten .

298 298 people viewed this event.

Madadaalada caruurta, dhalinyarada iyo dadka waaweyn ee waqtiga xagaaga (Sommer)

Waxaan aad iyo aad ugu faraxsannahay inaan idinku soo dhaweyno, barnaamij furan, bannaanka lagu qabanaayo, oo madadaalo ah, oo aan ugu tala galnay caruurta iyo dhalinyarada iyo dadka waaweyn.

Waa barnaamij ay kasoo qeyb geli karaan caruurta, da’ kasto oo ay yihin, dhalinyarada, iyo dadka waaweyn.
Waa maalin aan ugu tala galnay inay abuurto farxad, is dhexgal iyo waqti inay wada qaataan, qoysaska Soomaaliyeed ee ku nool Fredrikstad iyo nawaaxigeeda.

Waxaan idiin sameyn doonnaa barnaamijyo kala duwan oo idin xiiso geliya, si gaar ah waxaan xooga saari doonaa, barnaamijyo u badnaan doono caruurta iyo dhalinyarada, da’ walba, wiilal iyo gabdho.

Caruurta iyo dhalinyarada waa inay horey ha usoo qaataan kabaha iyo dharka isboortiga.

Abaalmarino ayaa la bixin doonaa, oo lasiin doono caruurta iyo dhalinyarada ku guuleysata. Tartamada la qaban doono.

Waxaa jiri doona cunto fudud oo bannaanka lagu iibin doono, sida Sambuus, Bur, Vaffle, Jallaato (is), Cabitaan iwm.

Uma baahnid isdiiwaan gelin ama ogolaansho, kaalay oo noo imoow adiga iyo caruurtaada, hadii aad dhalinyaro tahay sidoo kale soo dhawoow, sidoo kale daawasho ama inaad na caawisid waad noogu imaan kartaa.

Kasoo qeyb galayaasha waxaan ka codsaneynaa inay sameeyaan taxadar dhinaca caafimaadka ah. sidoo kale waxaa jiri doono in dadka imaan doono la diwaan gelin doono.

Barnaamijka wuxuu ka dhici doonaa
Merkur fotballbane Fredrikstad
Adress ka Merkurveien 4, 1613 Fredrikstad

Taariikhda: Lørdag 14.08.2021
Waqtiga: 14:00-19:00

Dadkaan la xariir hadii aad su,aal qabto.

Ahmed Hirsi telefon nummer 95871528
Mohamed Elmi telefon nummer 41321841
Eller mail svf08@yahoo.com

Event registration closed.
 

Date And Time

01-11-21 @ 01:30 to
01-11-21 @ 01:00
 

Registration End Date

28-10-21
 

Location

Share With Friends